New Page 1

Amaana Express.
  • Amaana Express waxay ka mid tahay xawaalada ugu waa weyn ee Somaliya waxay xarumo ku leedahay aduunka dacaladiisa iyadoo xafiisyada Amaana Express aay gaarayaan 900 oo xafiis.
  • Amaana waxay macaamiisha ka caawisaa inay lacagahooda ku dirsadaan si Amaano iyo deg degsiinyo leh.
  • Meel kasta oo aad dunida ka joogtid, lacagtaada waad ku keydsan kartaa kuna xawilan kartaa adigoon wax cabsiya qabin.
  • Amaana waxay caan ku tahay.
  • Degdegsiinyo
  • Xafidaad
  • Macaamil wanaag iyo soo dhaweyn
  • Hadaba Amaana Online adeegeeda waa loo bogee, ha moogaan hana ka maqnaan sida kumanaanka macmiil ee ku qanacsan shirkada xawaalada Amaana Express
  •  
  • Amaana Express.
   
  • -------------------------------------------------------------------------